Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Adis ababa kula kulmey Safiirada Beesha Caalamka

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa saaka Adis ababa kula kulmey Safiirada Beesha Caalamka ee fadhiya Afis ababa kuwasoo daneeya arimaha Soomaaliya, Waxaana laga wada hadley Xaalada Koonfurta Soomaaliya iyo guud ahaan Soomaaliya.

Safiirada Madaxweyne Gaas la kulmey waxaa ka mid ahaa safiira maraykanka , Faransiiska,J Japan,China, Ingriiska. Midowga Yurub, iyo wakiilo gaara.

Kulanka waxaa looga wada hadley oo la iskusoo qaadey Dowlada Federaalka , Hubka u gacan galay Al-shabaab iyo Amaanka Muqdisho oo soo xumaanaya ,waxaa kaloo laga wada hadkey Dowlad wanaaga iyo la dagaalanka Argagixisada.

Faahfaahin dheeraada iyo saworada naga filo goor dhow.

Puntlandi
Adis ababa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles