Alla ha u naxariistee waxaa goor dhaweyd oo galabta ah Magaalada Goldogob lagu diley Muumin Maxmed Muumin oo ahaa aliyihii Booliska Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug.
Gacan ku dhiiglaha diley Taliyaha oobla aqoonsadey ayaa ahaa mid ka mid ah illaalada Taliyaha.
Ninka Dilka geystey Illaa hada lama sheegin sababta uu u diley Taliyihiisa .
Puntlandi
Gaalkacyo