Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas oo Addis Ababa u duuley

$
0
0

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Prof.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Addis Ababa u dhoofey.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha Gudaha Axmed Karaash iyo Taliyaha Ciidanka Puntland Janaraal Siciid Dheere.

Safarka Madaxwayne C/wali Maxamed Cali Gaas uu ugu ambabaxay magaalada Addis Ababa ayaa lagu sheegay martiqaad uu ka helay dowladda Itoobiya.

Safarka Madaxweynaha ayaa ku saabsan Xiriirka labada dhinac iyo Xaalada Soomaaliya.

faahfaahinta kala soco wararkayaga dambe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles