Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa goor dhow Dalka kusoo laabanaya xili maanta ay mudo gaaban gudaha Villa soomaaliya ay gacanta u gashey Kooxda al-shabaab, Raysal wasaaraha waxaa loo sheegey Weerarka oo uu ku geeriyoodey Cheif of Staff-kiisii (Agaasimihii Xafiiska Raysal wasaaraha).
Hada waxaa aad loo adkeeyey Amaanka guud ee Madaxweynaha, waxana la filayaa in Raysal wasaaraha ay ciidan Gaashaaman kasoo galbin doonaan Garoonka Diyaaradah.
Puntlandi.com
Muqdisho