Garowe–19 Feb.2014–Pi– Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Fariole ayaa maanta ka dhoofey Garowe isagoo safar gaaban ugu baxay Nairobi.
Dr. Faroole oo dhowaan ku guuleystey Abaal marinta caalamiga ah ee Hogaan wanaaga Dowladnimo iyo Dimoqoraadiyada ayaa Nairobi u aadey si loo gudoonsiiyo Abaal marintaas.
Galabta makhribkii saacada Nairobi ayuu ka degayaa Nairobi.
Filo Goor dhow Faahfaahin dheeri ah.
Puntlandi
Nairobi