Dhamaan qosaska kala ah, Reer Mohamud Islaam Aadam iyo reer Muuse Islaam Aadam oo ku kala nool daafaha caalamka waxay iyagoo ku faraxsan tahniyad iyo bogaadin aan la koobi karin u diyarayaan arooska iyo aroosada aadka loogu hanwayn yahay ee kala ah.
Abdi-Asiis Abdirahman Hassan Mohamud Islaam iyo
Sahra Dahir Hussain Musse Islaam
Oo arooskoodu ka dhacay Hotel Uunlaaye ee magaalaada Gaalkacyo taariikhdu markay ahayd 10/02/2014, farxad iyo rayn-rayn reer dhismiyo iyo aroos kii roon allow ka dhig.Dhamaan anagoo isku duuban waxaan leenahay guurkiina waa lagu farxaye guul allaah ha ka dhigo…
Waxaa si gaar ah u dirayaa hambalyadaan dadka kala ah,
Abdulqadir Yusuf Hussain
Yusuf Abdirahman Hassan
Abdiqani daahir Hussain
Hussain Daahir Hussain
Dahraan daahir hussain
Farhan Yusuf Hussain
Ubah Abdirahman Hassan
Sahra Abdirahman Hassan
Shukri Yusuf Abshir
Wacan Yusuf Hussain
Mohamed Yuusuf Hussain
Fadumo Abdullqadir Ahmed
Safiyo Ahmed shiekh
Nasro Yusuf Hussain
Abdirisaaq Abdirahman Hassan
Dhamaan walaalaha kor ku xusan iyo gacal badan oo caalamka ku kala nool waxay farxad iyo bogaadin u diriyaan lamaanaha is doortay, waxayna leeyihiin, gacalkii isdortoow guri lagu nastiyo guul, galad eebe idin sii,,
Arooooooooooooooooooooooooooooooos wacaaan iyo waa baryey.
Gg