Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Sargaal ka tirsanaa PDRC oo Gaalkacyo lagu diley caawa oo talaado ah

$
0
0

Gaalkacyo 23 luuliyo,2013– Puntlandi– Alla ha u naxariistee waxaa caawa Gaalkacyo lagu diley Cabdinaasir Maxamed Cilm oo u shaqaynayay Hay’ada Cilmi Baarista Puntland laanteeda Gaalkacyo, Marxuumka ayaa la diley xili uu kasoo baxay Salaada Taraawiixda Masjid kuyaal Xaafada Garsoor.

Ilaa hada ma jirto cid sharaxaad ka bixisey dilka marxuumka iyo sida loo diley, Sanadkii hore ayaa la diley Sargaal kale oo ka tirsan Hay’adaan, kasoo lagu diley kisla Magaalada Gaalkacyo.

Puntlandi.com
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles