Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin–Alla ha u naxariistee RW labaad ee Soomaaliya Cabdirsaaq Xaaji oo meydkiisa lagasoo qaadayo Maraykanka

$
0
0

Alla naxariistii jano ha geeyo Marxuum Raysal wasaarihii labaad ee Soomaaliya Cabdirsaaq Xaaji Xuseen oo Todobaadkii hore ku geeriyoodey Dalka Maraykanka ayaa la qorsheynayaa in lagu aaso Magaalada Muqdisho, waxaa maanta oo talaado ah 04.02.2014 salaada jinaasada lagu tukanayaa magaalada Minneapolis halkaasoo uu marxuumku ku geeriyoodey.

Arbacada 5 Feberaayo waxaa meydkiisa lagasoo duulinayaa Dalka Maraykanka, waxaana loosoo qaadayaa Soomaaliya, Marxuumka waxaa soo raacaya toboneeyo qof oo ka mid ah Qoyska Reer Xaaji Xuseen, Maydka Marxuunmka Waxaa lagasoo dajin doonaa Garoonka doyaaradaha Aaen Cade halkaasoo ay ku sugi doonaan shacab iyo madaxba.

Inkastoo aan wali si rasmi ah loo shaacin hadana waxaa la filayaa in Jamcada la god dhigo Marxuumka.

Puntlandi.com
Garoweng>


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles