Waxaanu tacsi tiiraanyo leh udiraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyoodey Marxuum Raysalwasaarihii hore ee soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji xuseen oo Dhowaan ku geeriyoodey dalka mareykanka waxaanu Illaah uga baryeynaa Marxuumka in illaahay Qabriga u nuuriyo dembigiisana dhaafo Janatul firdowsana Aqal uga dhigo. Ehelkii iyo qaraabadii iyo weliba umadda soomaaliyeed samir iyo Iimaan kasiiyo. AAMIIN,AAMIIN,AAMIIN
Waxaa Tacsida diraya
1.Baashi Xasan (Tubaako) iyo qoyskiisa 2.Faarax maxamuud saalax iyo qoyskiisa 3.Dr.Sharmaarke Maxamuud maxamed iyo qoyskiisa
4.Farxaan siciid iyo qoyskiisa 5.Cali Cismaan iyo qoyskiisa