Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Itoobiya oo Cadeysay iney Ciidankeeda isugu keenayaan Deegaanada Jubaland

$
0
0

Wasaarada Gaashaandhiga Itoobiya ayaa cadeysey in Ciidamada Itoobiya ee jooga Gobolka Bay ee Soomaaliya ay gabi ahaan u guurayaan DhinacavGobolka Gedo iyo Jubada Dhexe.

Puntlandi ayaa horey u shaaciyey in Ciidamada Kenya iyo kuwa Itoobiya ay Howlgal balaaran ka bilaabayaan Jubaland iyagoo kaashanaya Ciidanka Jubaland.

Hadalka hada kasoo yeeray Itoobiya ee ah iney kusoo wahahan yihiin Jubaland ayaa walwal ku abuurey Dowlada Federaalka ah iyo waliba Jubaland.

Faahfaahinta warkaan kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles