Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun
Anagoo ah:
2. Moxamed Muse Shinbir
3. Daahir Cali Warsame (Daahir Ciiro)
4. Cali Ismaciil Guraase
5. Yasiin Xasan Warsame
6. Cali Axmed Tuhe
7. Xuseen Khaliif Jaamac
8. Axmed Warsame Madaxay
9. Bashiir Moxamed Takshiil
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan Madaxda iyo Shacabka DDSI gaar ahaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Eheladii uu ka baxay walaalkayo Marxuum Garaad Maxamuud Graad Dool Garaad Xirsi oo maanta oy taariikhdu tahay 26.Jan.2014 ku geeriyoodey magaalada Diri-dhaba
Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumka Jannadii ka waraabiyo. Qoskii, Qaraabadii iyo Ehelkii uu ka geeriyoodey oo aanu ka mid nahayna samir iyo iimaan nagawada siiyo. Aamiin, aamiin,aamiin.