Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas oo Garoonka Diyaaradaha ku sagootiyey Madaxweynaha Jubaland

Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha Garowe ku sagootiyey Wafdigii Jubaland uga qayb galay Caleema saarka Madaxda cusub ee Puntland, kuwasoo kusii jeeda Kismaayo.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Garoonka kula hadley saxaafada wuxuu Puntland uga mahadceliyey sida niyada ah ee ay Reer Jubaland u garab taagan yihiin.

Madaxweynaha Puntland Prof. Gaas ayaa isna sheegey inuu tagi doono Kismaayo, isagoo u mahadceliyey Madaxweynaha Jubalan kasoo qayb galka Xaflada.

PUNTLANDI
GAROWE


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles