Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Marti sharafta ka qayb galaysa caleema saarka Puntland oo maanta qaarkood imaanayaan

$
0
0

Hogaamiyaha Koonfurta Mudug Cabdiqaybdiid ayaa safar dhulka ah ugasoo baxay Gaalkacyo isagoo kusoo jeeda Gsrowe si uu uga qayb gzlo Xaflada Caleema saarka xukuumada cusub ee Puntland oo beri galab dhacaysa.

Garoonka Diyaaradaha Garowe waxaa saaka 9:30 subaxnimo aadey Masuuliyiin soo dhaweynaya Madaxweynaha Dowlada Jubaland, Muqdisho iyana wafuud baa kabimaanaya,

Marti badan ayaa maanta la sugayaa in lagasoo daad gureeyo Garoonka Diyaaradaha Garowe kuwasoo ka kala imaanaya Kenya iyo Itoobiya.

PUNTLANDI
GAROWE


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles