Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Mayerka Toronto oo Fadeexad cusub saameysey kadib markii lasoo bandhigey video cusub isagoo Khamri ka dhargay

$
0
0

Rob Ford
Duqa Magaalada Toronto ee Dalka Canada Rob Ford  ayaa fadeexad kale kukacay ka dib markii isagoo Makhaayad jooga isniintii lagasoo duubey Video xiligasoo uu aad u cabsanaa kadibna hadalo aan munaasib ahayn uu ku hadlayey.

Ma ahan markiiv u horeysay ee Fadeexad lagasoo duubo Mayerka Toronto, dhowr jeer oo hore ayuu sameeyey Fadeexad noocaan ah isagoo maandooriyayaal ku baashaalaya ayaa la duubey ka dibna internetka lasoo dhigey, balse xiligaas ka dib wuxuu sheegey inuu joojiyey cabitaanka badan ee Khamriga.

Video-gaan cusub wuxuu isagoo cabsan ku hadlayaa hadalo uu ku ciyaaraya lahjada Jameykaanka.

falkaan wuxuu sameeyey Isniintii 20 janaayo 2014.

Hoos ka daawo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles