Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ismaciil Aaden Diiriye oo ka tacsiyeynaya dilka loo geystey DR Cusmaan Cabdiraxman Macalin Fiqi

$
0
0

DR Cusmaan Cabdiraxman Macalin Fiqi, oo aan in badan aqaanay, kuna aqaanay diin, akhlaaq iyo wadaniyad.

Waxuu ahaa nin isagoo waxku bartey dibada, haysta nolol ka deganaasho badan midda wadanka taala, doortey inuu u adeego dalkiisa, aqoonta uu kasbadayna, wax ugu qabto umadiisa, kana howlgalayey caasimada wadanka ee Muqdisho.

Waxaan aad uga xumahay dilkii loo gaystay, waxan aaminsanahay, in uusan camalkiisa wanaagsanaa dayacmi doonin.

Anigoo fursadan ka faa’iidaysanaya, waxan Ilahay uga baryayaa in uu danbigiisa dhaafo, raxmadiisa siiyo, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Ismail Adam Dirie

Gudoomiyaha Ururka Iftiimin

Ismailadamdirie@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles