Safiirka Dowlada Ingiriiska u qaabilsanvArimaha Soomaaliya Neil Wigan ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
Ambasador Neil Wigan oo la hadley Maanta Madaxweyne Gaas ayaa balan qaadey in Dowlada Ingiriisku ay si buuxda u garab istaageyso Puntland iyadoo tixgalineysa nidaamkii wanaagsanaa ee Dimoqoraadiga ahayd oo Doorashada taariikhiga ahi uga dhacdey Puntland,
Dhinaca kalena Neil Wigan wuxuu u hambalyeeyey Madaxweynihii hore Dr. Cabdiraxmaan Faroole sidii Dimoqoraadiyada ahayd ee Doorashadu u dhacdey iyo xil wareejintii, wuxuu kaloo Dr. Faroole uga Mahadceliyey wada shaqayntii xukuumadiisa iyo Xukumadii Dr.Faroole.
Puntlandi
Garowe