Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ma ogtahay in TV-ga Puntland uu ka baxay tijaabadii shaqadiina bilaabey, Daawo Warkii shalay

$
0
0

Puntland Tv oo waayahaanba tijaabo ahaan looga Daawanayay Soomaaliya, Carabta iyo Afrika ayaa sababta uu tijaabada u ahaa ay ahayd iyadoo Qalabkiisa waxka dj´himanaayeen lakiin hada Wax walba waa loopuntland tv dhameeyey, wuxuuna todobaadkii lasoo dhaafey bilaabay shaqadiisa inkastoo aan wali laga daawan karin Yurub iyo Ameerika, lakiin Sanadka cusub waxaa la gaarsiin doonaa Yurub, sida aan warka ku heyno.

Tv-ga Puntland wuxuu Tv-yada aan hada daawano ee Soomaalida uga duwan yahay Qalabkiisu waa casiri , sawirkiisu waa HD(High-definition) sababtoo ah Kamirooyinkiisa ayaa ah kuwo casri ah, tasoo macneheedu yahay muuqaalkiisa oo Faseex ah.

Hoos ka daawo Warkii Shalay ka baxay TV-ga


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles