Murashax Cali xaaji Warsame ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu ka hadley amuura dhowra oo ku saabsan doorashada Puntland, Murashuxu wuxuu kaloo ka hadley rasaas ka dhacdey Guriga uu degan yahay oo la sheegey iney dhex martey Ciidanka iyo Illaalada guriga Murashaxa,
↧