$ 0 0 Maanta oo talaado ah waxaa si diiran loogusoo dhaweeyey Boqor Burhaan oo maalmahaan laga sugayay Garowe, Boqorka waxaa banaanka Magaaalada garowe kusoo dhaweeyey Isimo, murashixiin iyo waxgarad kale, Sawirada hoos kadaawo