Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayo RW hore Cali M. Geedi “” Dowladu waxay ku mashquushey wax aan loo dirsan, Ciidanka Kenya hadey baxaan Afrikaankoo dhan waa baxayaan”"

$
0
0

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo Wareysi xiisa badan siiyay Saxaafada ayaa si kulul u eedeeyey Dowlada Federaalka oo uu ku tilmaamey Siyaasiyiin aan garaneyn Asbaabihii loo igmaday iyo kuwo ku mashquulay shaqooyin aan loo dirsan.

Raysal wasaare Geedi wuxuu hoosta ka Xariiqey in ay jiraan sgaqsiyaad ka tirsan Dowlada Federaalka oo marin habaabin siyaasadeed wada iney jiraan.

wuxuu kaloo Geedi cadeeyey in ay Dowladu si qaldan u abaartey arimaha Jubooyinka oo uu sheegey iney ahayd howl mar hore soo bilaaban tay isla markasnaa Ciidamada Kenya ay u joogaan Soomaaliya la dagaalanka Argagixisada ayna sii wadayaan, Wuxuu yiri Mr Geedi “” Ciidamada Kenya iyo kuwa Itoobiya Dowlada Soomaaliya ayaa u yeeratay, waxay dalka ka xoreeyeen Cadowga umada Soomaaliyeed, Hadii laga maarmo Ciidamada Afrika waa wax layaqaan lakiin Kenya way joogayaan Soomaaliya.”"

Raysal wasaare Geedi wuxuu si toosa u cadeynayaa in Dowlada Federaalka ah hogaamiyayaasheedu ay dalka u sahlayaan iney kusoo xoogaystaan Cadowgu sababtoo ah wuxuu Cali M Geedi cadeynayaa in Dowlada Federaalku ay ka leexatey wadadii Dowlad nimada , Muqdishana Khatar afka usaaran tahay.

hoos ka dhagayso waraysiga oo buuxa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles