Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan Ehelka iyo Qaraabada iney maanta magaalada Hargeysa ay ku Geeriyootey Xamdi Muuse Cali Ilweyn, waxaan illaahay uga baryaynaa Marxuumada Jao waarta iyo Dembi dhaaf.
AAAAAaaamiiiiiN Aaamiiiin
Waxaa tacsi loo dirayaa Caruurtii iyo odeygii Marxuumadu ka geeroyootey waxaa kaloo loo tacsiyeynayaa dhamaan Reer Muuse Cali Ilweyn iyo Guud ahaan Reet Cali Ilweyn.
Puntlandi.com