Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Mooshinkii horyaalay Baarlamaanka oo beri loo balamay

$
0
0

Ka dib buuq yar oo ka dhashey kulankii maanta ayaa gudoomiyaha Baarlamaanka go’aan sadey in kulanka la isugusoo laabto beri.
Xildhibaanada kasoo hor jeeda Mooshinka waxay sheegeen iney jiraan caburin ay la kulmeen maanta ka dib markii Xildhibaano la sheegey iney saxiixeen Mooshinka ay ku dhawaaqeen in magacooda laga been abuurta tasoo uusan gudoonku wax talaabo ah uusan ka qaadin.
Dhinaca kale wakhtiga ayaa aad loo koobay, waxaana hada lagu balamay beri subax, 80 Xilædhibaan ayaa is qoreyiney bari ka doodayaan Mooshinka.
Dhinaca kale warar aad ugu dhow Gudoonka Baarlamaanka ayaa puntlandi u sheegey in Gudoomiye Hawaari oo soo gaabiyey kulanka maanta ka dib markuu arkey gudoomiyuhu in buuq iyo isku dhac uu ka dhalan karo kulankii maanta.

Puntlandi
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles