Warar aad ugu dhow Xafiiska Ololaha musharax Gaas ayaa Puntlandi u sheegey in Musharax Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu maanta Dalka kusoo laaban doono isagoo kasoo dagi doona Magaalada Gaalkacyo.
Musharax Cabdiwali oo maalmahaan safar shaqo ugu maqnaa Kenya ayaa iminka markuu Dalka kusoo laabto wuxuu safar dhulka ah ku mari doona inta badan Deegaanada Puntland isagoo safarkiisa ka bilaabi doona Magaalada Bosaso.
wuxuuna ka dib safarka kusoo gunaanadayaa oo kusoo xeroonayaa Caasimada Garowe.
Wararka musharixiinta ee aadan ka heli karin meel kale kala soco Puntlandi.com
Puntlandi.com
Gaalkacyo