Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking — Heshiiskii oo la saxiixay Farmaajo miiska ka maqan

$
0
0

Waxaa si rasmiya loo saxiixay Heshiiskii Doorashada oo uusan qayb ka ahayn Madaxwwynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi.

Raysal wasaare Rooble , Madaxweyne Deni , Axmed Madoobe, Qoorqoor, Guudlaawe iyo Gudoomiye Cumar Finisha ayaa saxiixay Heshiiska .

Goordhow naga filo Heshiiska

Puntlandi.com

The post Breaking — Heshiiskii oo la saxiixay Farmaajo miiska ka maqan appeared first on .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Latest Images

Trending Articles



Latest Images