Warar laga soo xigtay Saxaafada Maraykanka ayaa shaaca ka qaadey in dhowaan Maraykanku usoo magacaabi doono safiir Cusub Soomaaliya, kasoo badali doona Ambasador Donald Yamamoto.
Safiirka Cusub ayaa lagu wadaa inuu noqdo Larry Edward André Jr. oo 2017 ilaa 2021 ahaa Safiirka Maraykanka u jooga Jabuuti,
Ambasador Larry Andre wuxuu tanniyo 1990 kasoo shaqaynayay Arimaha Dibada, wuxuuna Shaqadiisa ugu badannkasoo qabtay Dalalka Jabuuti iyo Murotaaniya.
Magacaabistiisa Soomaaliya waxay kusoo aadeysaa xili Soomaaliya ay gashay qalalaaso Soyaasadeed.
Puntlandi.com Garowe

The post Larry Edward André Jr. Safiirka cusub ee Maraykanka u joogi doona Soomaaliya appeared first on .