Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News-Musharixiinta dhamaantood oo hakad galiyey Ololohii Doorashada

$
0
0

Madaxweynayaashii hore Xasan Sheikh iyo Sheikh Shariif, Raysal wasaarihii Hore Xasan Cali Kheyre iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa go’aan ku gaaray in hakad lagaliyo ololaha Doorashada, taas badalkeedana ay iska kaashadaan Qaabkii Villa Soomaaliya looga saari lahaa Madaxweynaha Xilka kororsadey.

Mudharixiintaan waxay kaloo isku raaceen in laga bilaabo maanta uusan Dalku lahayn wax Dowlad ah , Isla markaasna uu Maxamed Cabdullaahi Farmaajo lumiyay Magiciisaa ahaa Madaxweynaha Dalka, Masuuliyiintaan waxay isku raaceen In Madaxweyne Farmaajo hada kadib loogu yeeri doono Hogaamiye Kooxeed.

Ga’aankaan ay qaateen Musharixiintu kadib waxay bilaabeen in Ay ka Hiiraan Nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha, waxayna u kala guureen Kaaraan, Hodan iyo Dayniile.

Puntlandi.com Muqdisho

The post Breaking News-Musharixiinta dhamaantood oo hakad galiyey Ololohii Doorashada appeared first on .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles