Warar Dublamaasiyadeed oo soo gaaray Warbaahinta Puntlandi ayaa sheegaya in Codadkii Xalay fiidkii la tiriyey uu hogaaminayo Murashax Muuse Biixi Doorashada Soomaaliland.
Xiliga aan warkaan helnay waxaa la tiriyey codadka 60%, Sida aan warka ku helnayna Muuse Biixi cod fiican ayuu ka heytay codadka la tiriyey.
Wararka aan heyno waxay sheegayaan in natiijadavrasmigabah la heli doono Arbacada galinka dambe.
Puntlandi
Hargeysa