Dalka Australia waxaa la helay Meydka Naciimo Xasan oo Soomaali ah, Alla ha u naxariistee Naciima oo 27 jir ah waxaa lawaysanaa tan iyo Axadii.
Dad shacab ah ayaa Meydka ku arkay Birkdale oo ku taal Magaalada Brisbane ee Dalka Australia.
Durba Bileysku baaritaan ka dib waxay cadeeyeen in Meydka la helay uu yahay Naciima Xasan oo lawrysanaa Ilaa Axadii.
Naciima waxaa ugu war dambeysay Sabtidii, Maanta (Arbaco 1.11.2017 Xiliga Australia) ayaa Bileysku waxa Wellington Poin ka Heleen gaarigeedii kadibna Dad shacabbah ayaa meydkeeda helay oo durba wargaliyey Bileyska.
Wali Macada Qaabka ay u geeriyootay Naciima,laakiin wali baaritaan ayaa socda.
Puntlandi
Australia