Illaahay maxariistii Haka waraabiyee Waxaa Nairobi ku geeriyooday Husuuse Xaaji Aaden, Caruurtii iyo Guud ahaan Ehelkiisa ayaa Tacsi gloo dirayaa.
Waxaan Marxuumka Illaahay ugabaryeynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.
Aaammiiiim
Aaaamiiin
Waxaa tacsida Doraya…
1.cabdullahi axmed xaaji aden (haragweyn).
2.maxamed axned xaaji(haragweyn).
3.maxamed cumar Canal.
4.maryan xirsi Canal.
5.fadumo xirsi Canal.
6.cismaan xirsi Canal.
.7.shamis cumar xirsi Canal.
8.cumar cabdi jamac kaarshe.
9.ilyaas Dinix.
10.cismaan xirsi camal.
11. Axmed saciid kaarshe.
12.ubax cabdullahi maxamed kaarshe.
13.farxiyio cbdullahi maxamed kaarshe.
Iyo dhaman ehelada oo San halkaan lagu soo koobi karin.