Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Sidee u dhacay weerarkii labaad ee Hotel Naaso Hablood lagu qaadey caawa makhribadii

$
0
0


Weerarkii hore ee lagu qaadey Hotel NaasoHablood 2 ayaa ahaa ismiidaamin ay ku dhinteen ku dhowaad 9 Qof, Markuu qarixii hore dhacay oo Ciidan iyo Shacabka ku yaaceen iney dhawca u ururiyaan ayaa weerar labaad isla goobtii lagusoo qaadey.

Sida ay Puntlandi u sheegeen dad kala duwan ooku sugan Nawaaxiga Hotelka Weerarka labad waxaa soo qaadey Dabley Hubeysan oo daba socday Qarixii hore, Wuxuuna u eksamen weerar lasoo qorsheeyey oo Kooxda Weerarka soo qaadey oo loo bdinayo iney yihiin Al-shabaab waxay markii hore ku gabnayeen meel aan Hotelka ka fogeyn.

Wararku waxay sheegayaan in rasaas ay durba ooda uga qaadeen Hotelka, ma cada iney kooxada dableyda ah ay Gudaha Hotelka galeen iyo in kale, waayo rasaad iyo qarax ayaa isqabsadey, Qof walbana naftiisa ayuu la cararay.

Khasaaraha Weerarka dambe Lama xaqiijinnkro intuu le’eg yahay Ilaa hada.

Warar waxaa durba soo baxay sheegaya in Al-shabaab ay sheegeen Weerarka laakiin wali Maxaad Sheegashada Al-shabaab

Goobta la weeraray kama foga Villa Soomaaliya

Weerarkaanniayaa imanaya xili beri oo axada uu furmi doono Shirka Madaxda Soomaalida, wuxuu kaloo qarixu kusoo beegmay Xili Madaxweynaha Puntland uu sacad ka hor soo gaaray Muqdiaho.

Puntlandi
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles