Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News— Baarlamaanka Catalonia oo ku dhawaaqay iney ka go’een Spain kadib cod qaadis ay sameeyeen

$
0
0



Kulan Qarsoodi ah oo ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedyada Cataloniya ee Dalka Spain ayay isku racen oo ay u codeeyeen iney ka go’een Dalka Spain.

Horey ayaa Dowlada Spain waxay soo saartey Wareegto Xilka looga xayuubeyey Xukuumada Catalonia isla wareegtadaas waxaa lagu kala direy Baarlamaanka Cataloniya kadib markii Markii Shacabka Catalonia ay u codeeyeen iney ka go’aan Spain, Cod qaadistaas oo Xukuumada Spain ay ku tilmaantey Sharci daro.

Qododobka 155aad ee Dalka Spain oo manuucaya in dalku kala go’, ayay Xukuumada Madrid ubadeegsatey kala dirida Baarlamaanka Catalonia.

Go’aankaan ay maanta gaareen Baarlamaanka Catalonia ayaa Xiisad adag abuuraya.

Dowlad Goboleedka Catalonia oo caasimadiisu tahay Barcelona waa Gobolka ugu qanisan Spain.

Puntlandi
Yurub

Puntlandi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles