Safiyo Cabdi Nuur ayaa noqotay Gabadhii u horeysay ee Baarlamaanka Kenya kasoo gasha Gobolka Soomaalida ee Waqooyi Bari Dalka Kenya.
Safiyo waxay ka sdkaatay Ninkii la tartamayay Axmed Ibrahim Cabaas.
Labada Murashax waxaa u dhexeeyey cod gaaraya 300, Safiyo waxay heshay 6001 oo cod Cabaas uu helay 5705 oo cod.
Puntlandi
Nairobi