Warsidaha Puntlandi ayaa helay xogta rasmiga ah ee ka dambeysay in Baarlamaanka Puntland ay Ridaan Golaha Wasiirada Puntland.
Shacabku waxay maalmahaan aaninsanaayeen in Baarlamaanku ay guteen shaqadoodii laakiin xaqiiqdu intaas Way ka fogtahay.
Waxaa xaqiiq ah in Golaha Wasiirada ee Puntland ee hada jira ay yihiin Xukuumadii ugu tayada yareyd ee soo marta Puntland, Waa Golaha Wasiiradee.
Mooshinka laga keentey Xukuumada wuxuu ahaa mid ku salaysan dano gaara oo shaqsiyeed, Xildhibaanada Puntland iyo Madaxtooyada waxaa bilahaan u socday gorgortan lacageed, iyadoo Xildhibaanadu ay Dalbadeen in lasiiyo Aduun gaaraya 6 Milyan oo dollar oo ay jeebka ku shubtaan, gorgortankaas markuu dhicisoobay waxay labada Dhinac bilaabeen fowdo iyo isweerar, tasoo keentey in Xildhibaanadu ay si Khayru masuulnimo ah ay deg deg ugu rideen Xukuumadii.
Warbix dheer oo arintaan ku saabsan naga xili goor dhow.
Puntlandi.com
Garowe