Dowlada Israel ayaa dooneysa in ay Sacuudiga la galaan heshiis Duulimaad si kumanaal Muslimiinta Israel ah ay ugu Siraaji gasho iney si sahlan ugusoo gutaan Xajjka.
Wasiirka Warfaafinta Isreal Ayoob Kara ayaa sidaas sheegay.
Wasiirku wuxuu sheegay in Xukuumadiisu ay dooneyso iney Sacuudiga la galaan Heshiis Duulimaad, Isagoo raciyey in heshiiskaas uu wadada u xaarayo xiriir fiican oo labada dal WADA yeeshaan.
Dhinaca kale Wasiirku wuxuu carabaabay in Maraykanku uu Heshiiskaan ka garwadeyn doono.
Xujjeyda Ireal ka yimaadeen ama Falastiin ayaa hada waxay markaan Dhulka Markay soo xajinayaan iyagoo sii dhex mara Dalka Urdun(Jorden) waxayna sii jeexaan Mashaariicda ka badan Kun(1000) KM, Hadii Heshiiskaan hirgalo waxay Xujjeydu u soconayaan Xajjka saacad iyo daqiiqado.
Puntlandi.com