Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wadamada Midowga Yurub oo Xuduudihii soo celinaya

$
0
0

Wadamada Midowga Yurub EU ayaa isku raacay in dib loosoo cesho baaritaankii Xuduuda, Kadib cadaadis ka yimid Wadamada qaarkood oo doonayay in dib usoo cesaan baaritaanka Xuduuda.

Inkastoo Is afgaradkaan cusub ee Xuduuda lagusoo celinayo uu bilaabanayo bisha Oktoobar sanadkaan hadana waxaa jira wadamo doonaya in hada ay bilaabaan in ay Ciidan Geeyaan xuduuda.

Heshiiskaan cusub wuxuu meesha kasaarayaa heshiiskii Xuduuda lagu furay ee Schengen Agreement, heshiiskaas wuxuu fasaxay in Xuduudaha Midowga Yurub albaabada loofuro.

Heshiiskaan cusub macneheedu waa in Ay Basaboor baaritaan ay maraan Qof walba oo xuduuda kasoo talaabaya ama AirPort kasoo degaya.

Awal Wadamada Yurub Dadka isaga dhex gooshaya wax baaritaan ah ma Mari jirin oo si for ah ayaa la isaga dhex gooshi jiray.

Sababta ugu weyn ee Xuduudaha loosoo ceshay ayaa lagu sheegay si loo adkeeyo amaanka.

Wadamada Denmark iyo Sweden waxay doonayaan innoative uusan Heshiiskaan cusub hirgalin ay ka hor bilaabaan baaritaanka Baasaboorada Dadka kasoo degaya Aorporadooda ee ka imanaya Wadamada kale ee EU.

Puntlandi
Bruxelles


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles