Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo hogaaminayo Wafdi ka kooban labada Gole ayaawuxuu gaaray Cadaado si uu uga qayb galo Caleema safaarka Madaxweynaha Maamulka Cadaado.
Waa safarkii ugu horeeyey ee Madaxweyne Farmaajo uu ku tago Gobolka Galgaduud tan iyo markii la doortay.
Puntlandi
Gaalkacyo