Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Lataliyihiisa Dhaqaalaha iyo Arimaha Gudaha wuxuu u Magacaabay Nin lagu Magacaabay Amiin Axmed Cabdiraxmaan.
Wareegto kasoo baxday Madaxtooyada ayaa lagu Magacaabay Lataliyaha cusub ee Madaxweynaha.
Amiin waa dhaqaalayahan sida ay Puntlandi kasoo xigteen Dad ku dhow Lataliyahs Cusub ,
Puntlandi
Muqdisho