Maddaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Magaalada Göteborg ee Dalka Sweden wuxuu kulan kula qaadan doonaa Qurba joogta Soomaaliyeed ee Swede, Madaxweynaha iyo Wafdigiisu waxay dhowr maalmood ku sugnaan doonaan Sweden,
Wixii faahfaahinta kulanka ah hoos ka fiiri..,
Taariikhda: Jamie 19 may 2017
Wakhtiga: 17.00-23.00
Goobta:
Hotel Radisson Blu
Hamngatan 59
Göteborg
Wixii faahfaahin la soo xiriir:
Calaami-0734236755
Mohamed Bean-0733919376
Sharmarke-0729041185
Walhtiga ilaaliya fadlan