Image may be NSFW.
Clik here to view.
Inaa lilaahi wa inaa ilaahey raajicuun
Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ka diraayo
Xaaji Cabdulqaadir Xaaji Xuseen iyo Maamo Xalwo Aw Yusuf Faarax,dhamaan Ilmo Cabdulqaadir Xaaji Xuseen iyo Reer Ow yusuf Faarax waxey ka tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid ayeydood Xalimo Cali Cabdi Samakaab oo ku geeriyootey magaalada Garoowe shaley oo ey tariikhdu aheyd 17/05/2017.
Waxeyna ugu tacsiyeynayaan dhamaan Reer Nuur Ciise ( KAMBULI ) in illaahey samir iyo iimaan ka siiyo geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Hooyadood Xalimo Cali Cabdi Samakaab waxeyna illaahey ugu baryayaa in uu qabriga u nuuriyo kitaabkeedana midigta ka siiyo Jannatul fardowsane ka waraabiyo Aamiin Aamiin