Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa waxay kasoo degayaan London.
Abaaraha 9;00 fiidnimo (21:00) saacada London ayaa wafdiga Madaxweynaha waxay kusoo beegsan yihiin London.
Jaaliyada Soomaalida ayaa isku diyaarinaya soo dhaweynta Madaxweynaha.
Madaxweyne Farmaajo ayaa London uga qayb galaya Shirka 11 bishaan ay Dowlada Ingiriisku u qabatay Soomaaliya.
Shirka waxaa iyana kasoo qayb galaya Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya.
Waxaa iyana kasoo qayb galaya Madaxda Kenya iyo Itoobiya.
Arimaha Shirka kala social Puntlandi oo weriye u foret shirkaas.
Puntlandi.com