Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuun Cabdirsaaq Bile Ciise (DHUUBANE) oo ku geeriyoodey 15 sep.2013 Oslo Norway

$
0
0

Waxaa tacsi tiraanyo leh loo dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, ehelkii iyo Saaxibadii uu ka geeriyoodey Marxuun ABDIRIZAK BILLE ISSE (DHUUBANE) oo habeenka caawa ah oo Isnaana bishuna tahey 15.09.13 ku geeriyoodey cusbatalka Aker-Sykehus ee ku yaala duleedka Magaalada Oslo.

Waxaanu si gaara tacsida ugu direyna xaaskiisii Ruqiya Said Farah, iyo ilmihiisii anaga oo Alle ka baryeyna inuu Marxuunka naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna samir iyo imaan ka siiyo Aaaaaaaamiin yaa Allah.

Waxaa tacsida si gaara u diraya Osman Omar Dool , Xaaskiisa Khadra Abdi Daahir iyo Caruurtooda oo degan Oslo Norway,


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles