Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuum Mohamed Mohamud Farah Qar iska Xoor (Tuke) oo maanta ku geeriyooday Geneva Switzerland

$
0
0

tacsi-3Alla ha u naxariistee Waxaa maanta Magaalada Geneva ee Dalka Switzerland ku geeriyooday Marxuum Maxamed Maxamuud Faarax Qar iska xoor kuna magac dheeraa Tuke.

Jaaliyadaha Puntland ee Dalka Switzerland iyo Denmark ayaa sigaara tacsi waxay u dirayaan Caruurtii iyo Xaaskii uu ka tagay Marxuumku iyo Dhamaan Qoyske Reer Faarax Gaas meel walboo ay joogaan.

Waxaa kaloo tacsi loo dirayaa Marxuumka Walaalihiis oo u horeeyo Cabdimaalik Qar iska Xoor oo ka tirsan Jaaliyada Denmark.

Marxuumka waxaan Illaah uga baryeynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf.
Aaaamiiin
Aaaaaamiiiiiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles