Dowlada Puntland ayaa warsaxaafadeed ay galabta soo saartey wsxay ku sheegeen in Qoraalo uu soo saarey Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ay yihiin waxba ka jiraan, Waxayna Puntland codsatay in la joojiyo qoraaladaas..
Hoos ka akhri Warsaxaafadeedka iyo waxa ay ku saabsan yihiin Qoraalada Jawaari.