Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Ilma Cabdisalaam Dambalaas geerida ku timid Alla ha u naxariistee Aabohood Cabdisalaan Maxmed danbalaas oo maanta Gaalkacyo ku geeriyooday.
Jaaliyada Puntland ee Magaalada Aarhus ayaa ka tacsiyenaysa geerida Marxuumka.
Waxaan Illaahay uga baryeynaa marxuumka Jano waarta iyo dambi dhaaf.
Aamiiin Aaamiin.
Odoyaasha Jaaliyada Reer Puntland ee Aarhus Denmark ayaa si gaara ugu tacsiyeynaya Dhamaan Ilma Dambalaas Geerida ku timid Aabohood.