Xili Xabad joojin lagu dhawaaqay Dagaalkii Duleedka Gaalkacyo ayaa Caaw fiidkii waxaa weerar soo qaadey Maleeshiyaadka Xaafada Baraxley.
Suuqa ku yaal cirifka Xaafada Baraxley ayay soo weerareen, Wali khasaaraha lama hayo.
Weerarkaan ayaa dhacay xili uu Magaalada joogo Raysal wasaaraha kumeel Gaarka ah oo maalmahahaan ku cadaadinayay labada dhinac in Ciidamada lakala qaado walow Puntland ay arintaas diidey iyagoo sheegay ineysan jirin wax damaanada oo cadeynaya in ay Maleeshiyaadka Xaafada Baraxley Joojinayaan Weerarada iyo hubka ay soo tuurayaan iyo waliba dhinaca Maamumulka Cadaado oo la aamin san yahay ineysan damaanad qaadi karin balamaha ay galaan waayo ma ay kan tarooli karaan Maleeshiyaadka Xaafada Baraxley.
Faahfaahinta warkaan kala soco wararkayaga dambe.
Puntlandi.com
Gaalkacyo