Dad badan ayaan aaminsaneyn ama u qaadan la’ in Shacabka Maraykanku u codeeyeen Donald Trump inuu noqdo hogaamiyahoodab.
Donald Trump wuxuu ku guulaystey doorashadii Madaxweynaha Maraykanka iyadoo dad badan oo xitaa qaarkood Xisbigiisa Rebaplikanka ka tirsan ay kasoo horjeedeen inuu noqdo Madaxweynaha Maraykanka.
Hillary Clinton wali kama aysan hadlin guul daradeeda.
Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka Donald Trump maxay saameyn ku yeelaneysa Xaalada Soomaalida.
Dad badan oo Soomaaliyeed waxay aamin san yihiin in Trump uu u xun yahay Xaalada Soomaaliya laakiin Falan qeeyayaasha Puntlandi ee Siyaasada Arimaha Dibada waxay Aamin san yihiin in Xaalada Soomaaliya ay boosative u tahay Doorashada Donald Trump.
La dagaalanka Argagixisada iyo Musuqmaasuqa ragaadiyey Soomaaliya iyo Siyaasada Beesha Caalamku kula dhaqmaan Soomaaliya wax wayn ayaa iska badalaya hada.
Soomaalida Maraykanku ma aysan soo dhaweyn Doorashada Trump laakiin dhanka kale Soomsaliya waxay u tahay mid wanaagsan.
Beesha Caalamka oo ay horboodaan Maraykanku waxay kaalinweyn ka Ciyaaraan ragaadinta Soomaaliya, Isbadalka Siyaasada Maraykanku waxay wax weyn ka badalaysaa Siyaasada qarsoon er Reer Galbeedku kula dhaqmaan Soomaaliya.
Puntlandi.com
USA