Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Toronto “Xaflad balaaran oo lagu xusayo 18 guurada aasaaskii Puntland oo Toronto ka dhacaysa” Ha moogaan Xaflada Sanadka”

$
0
0

20160818_141612Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee Toronto iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Xaflad balaaran oo lagu xusayo Sanad guurada 18aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Puntland.

Xafladu waxay dhacaysaa kana dhacaysaa

August 20,2016

Sheraton Toronto airport hotel
801 Dixon Rd, Toronto , ont
M9W 1J1

Time: 7pm

Wixii faahfaahin ah ama su’aal ah kala xiriira Telefoonkaan hoose

Telephone ka lagala xiriirayo

416 890 1714

Jaaliyada Reer Puntland waxaa lagu wargalinayaa iney walhti ilaaliyaan.
Kasoo qaybgal wacan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles