Shirkii Madasha Qaran ayaa lasoo gabagabeeyey,Waxaana goor dhow lasoo saarayaa oo hada gacanta lagu hayaa Warmurtiyeedkii.
Sida Puntlandi Xogta ku hayo waxaa warmurtiyeedka lagusoo qorayaa oo lagu heshiiyey wakhtiga Doorashadu dhacayso oo sidaan ah.
Aqalka Sare waxaa lasoo bandhigayaa bisha Septembar 25 keeda 2016
Baarlamaanka oo ah Aqalka Hoose waxaa lasoo bandhigayaa 1 Oktoobar 2016, Waxay Gudoomiye Baarlamaan dooranayaan 7 Oktoobar 2016.
Madaxweynaha waxaa la dooranayaa 25 oktoobar.
Goor dhow ka filo Puntlandi Warmurtiyeedka oo buuxa.
Puntlandi.com
Muqdisho