Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Sawiro iyo Video Kusimaha Madaxweynaha Jubbaland oo la shiray Masuuliyiinta Sportiga iyo Fanka Jubbaland

$
0
0

Madaxwene ku xigenka Jubbaland ahna kusimaha madaxwenaha Cabdullaahi Xaaji Luga Dheere ayaa saaka oo khamiis ah wuxuu quraac usameeyay Wasiirka Wasarada Ciyaaraha iyo Dhalanyarada iyo Gudiga Ciyaaraha Jubalan ayna kasoo qeeb galeen G.kuxigenka Barlamanka, Wasiiro iyo madax kale.

Kulanka ayaa waxaa loogana hadlay hormarinta Ciyaaraha, fanka iyo suuganta iyo horumarinta Haweenka.

Ku simaha Madaxweynaha Cabdullaahi Xaaji Maxamuud Luga dheere wuxuu sheegay in Xukuumada Jubbaland ay diyaar u tahay Horumarinta Ciyaaraha iyo fanka.

Hoos ka daawo Video iyo Sawiro

IMG-20160804-WA0004IMG-20160804-WA0001IMG-20160804-WA0000

IMG-20160804-WA0002


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles