$ 0 0 Cali Cabdi Awaare oo ka mid ah tartamayaasha u tartamaya jagada Madaxweynaha Puntland ayaa xaflad lagusoo dhaweynayo laguna taageerayo musharaxnimadiisa waxaa lagu Qabtey caasimada Dalka Sweden ee Stockholm. Hoos ka daawo Xaflada